Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 5:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay kaloo weliba bartaan inay caajisiin noqdaan, iyagoo iska wareegaya oo guriba guri uga baxaya; caajisiin oo keliyana ma ahaye, weliba way warsheeko badan yihiin, oo axwaalka dadka kalena way faraggeliyaan, iyagoo ku hadlaya waxyaalo aan waajib ku ahayn.

1 Timoteyos 5

1 Timoteyos 5:9-17