Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad walaalaha waxyaalahan xusuusisid waxaad ahaan doontaa Ciise Masiix midiidinkiisa wanaagsan, adigoo hadallada iimaanka iyo cilmiga wanaagsan oo aad raacday ku xoogaysanaya.

1 Timoteyos 4

1 Timoteyos 4:1-8