Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 4:14-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. Ha dayicin hibada aad haysatid oo lagugu siiyey waxyaalihii laguu sii sheegay markii waayeelladu gacmahooda ku saareen.

15. Waxyaalahan ku dadaal, oo nafsaddaada oo dhan u go' in horumarkaagu dadka oo dhan u muuqdo.