Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninna yuusan quudhsan dhallinyaronimadaada, laakiinse kuwa rumaystay masaal ugu noqo xagga hadalka, iyo xagga dabiicadda, iyo xagga jacaylka, iyo xagga rumaysadka, iyo xagga daahirsanaantaba.

1 Timoteyos 4

1 Timoteyos 4:10-15