Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Ruuxu bayaan buu u sheegayaa in wakhtiga ugu dambaysta qaar ka fogaan doono iimaanka, iyagoo dhegaysanaya ruuxaxa khiyaaneeya iyo cilmiyada jinniyada,

1 Timoteyos 4

1 Timoteyos 4:1-11