Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kalena caawiyayaasha kiniisaddu waa inay ahaadaan dad la maamuuso oo ayan noqon laba-hadallayaal, oo ayan khamri badan cabbin, oo ayan faa'iidada ceebta ah jeclaan.

1 Timoteyos 3

1 Timoteyos 3:5-16