Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo muranla'aan qarsoodiga cibaadadu waa weyn yahay. Isaga jidh baa lagu muujiyey, oo ruux baa xaq laga caddeeyey, malaa'iguhuna way arkeen, quruumahana waa laga dhex wacdiyey, dunidana waa laga rumaystay, ammaanna kor baa loogu qaaday.

1 Timoteyos 3

1 Timoteyos 3:6-16