Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas oo kale dumarkuna waa inay digtoonaadaan oo ayan ahaan kuwa wax xanta. Waa inay feeyignaadaan, oo ay wax walba aamin ku ahaadaan.

1 Timoteyos 3

1 Timoteyos 3:8-16