Kitaabka Quduuska Ah

1 Timoteyos 2:13-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. Waayo, markii hore Aadan baa la sameeyey, dabadeedna Xaawa.

14. Aadanna lama khiyaanayn, laakiin naagtii baa inta la khiyaaneeyey waxay noqotay mid xadgudubtay.

15. Laakiinse waxay ku badbaadi doontaa carruurdhalidda, hadday ku sii socdaan rumaysad iyo jacayl iyo quduusnaan iyagoo digtoon.