Kitaabka Quduuska Ah

1 Korintos 16:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xagga walaalka Abolloos aad baan u baryay isaga inuu walaalaha sii raaco oo idiin yimaado, laakiin raalli kama uu ahayn inuu haatan yimaado, laakiin wuu iman doonaa markuu nefis helo.

1 Korintos 16

1 Korintos 16:8-14