Kitaabka Quduuska Ah

1 Korintos 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeh kan xigmadda lihi? Meeh kan culimmada ka mid ahi? Meeh kan wakhtigan muranka badani? Ilaah miyaanu nacasnimo ka dhigin xigmadda dunida?

1 Korintos 1

1 Korintos 1:17-22