Kitaabka Quduuska Ah

1 Korintos 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Masiixu iima uu soo dirin inaan dad baabtiiso, laakiin wuxuu ii soo diray inaan dadka injiilka ku wacdiyo, ee ma aha inaan ku hadlo xigmadda hadalka, waaba intaasoo iskutallaabta Masiixa la caaqibo tiraaye.

1 Korintos 1

1 Korintos 1:8-21