Kitaabka Quduuska Ah

1 Butros 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan warqad yar idiinku soo qoray gacanta walaalkeen Silwanos oo aan ku tirinayo inuu aamin yahay. Oo waxaan idinku waaninayaa oo marag ahaan idiinku sheegayaa in tanu tahay nimcada Ilaah oo run ah. Taas ku adkaada

1 Butros 5

1 Butros 5:2-14